Magacyada Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeymo xalay ka dhacay..

Dayuurado dagaal oo malaynayo iney leeyihiin ciidamada Maraykanka ee jooga Somalia ayaa duqeymo culus xalay ka fuliyay degmooyin ka tirsan gobolada Jubada Dhexe iyo Jubada Hoose. Goob joogayaal ku suganĀ  Jubbooyinka ayaa sheegay, in xalay ay arkeen dayuurado dagaal oo aad u iftiimaya, islamarkaana magaalooyinka qaar leerar waaweyn ku ifiyay kadibna la maqlay duqeyn culus … Continue reading Magacyada Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeymo xalay ka dhacay..